Telefishanka Qaranka Somaliland (SLNTV) waxaa La Aasaasay sannadkii 2005-tii, ujeedada loo aasaasayna waxay ku qotontaa inuu adeega wareed oo dheelitiran u gudbiyo Bulshada, iyo in dhacdooyinka ka dhaca Somaliland Iyo Dibaddaba la gaadhsiiyo Bulshada iyada oo lagu gudbinayo muuqaallo tayadoodu sarayso.Wararka iyo Barnaamijyadda Telefishanka Qaranka waxa aad ka heli kartaa.1: SLNTV.TV2: https://www.facebook.com/slntvone/3:https://twitter.com/slntvSidoo kale waxa aad nagala socon kartaa Bogaga kale ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta ee Jamhuuriyadda Somaliland.Www.warfaafintajsl.comhttps://www.facebook.com/wasarada.warfaafinta.7 https://twitter.com/MoICNGMahadsanidiin.
خلال 3-5 دقائق القادمةStatsVideo يجب أن تحصل على إيميل التنشيط من.
يجب الضغط على الرابط فى البريد الألكترونى لبدء إشتراكك المجاني.
لم تحصل على البريد الإلكتروني؟ عليك التأكد من ملف البريد غير المرغوب فيه.