HORYAAL TV waa dhex dhexaad ka shaqeeya arimaha Soomaalida meel kasta oo ay dunida ka joogaan.Waxa ugu horeeya ee aan dooneyno waa sidii bulshada Soomaaliyeed aan u gaarsiin laheyn Barnaamijyada aan isleenahay waxa ay ka qeyb ka qaadan karaan hormarinta bulshada.Ilaalinta diin,dhaqanka iyo sharafta qofka waa arimaha ugu horeeya ee aan ilaalinayno.Waxaan ka hortagaynaa in bulshada Soomaaliyeed loo gudbiyo waxyaabaha dhibaatada u keenaya ama ka qeyb qaadan kara colaadaha iyo kala fogeynta.HORYAAL TV waxaa iska leh qofkasta oo Soomaaliyeed oo wanaag doonaya.Wixii talo iyo Tusaale ah fadlan inoogu soo hagaaji.Email: [email protected]
Sie sollten in den nächsten 3-5 Minuten eine Aktivierungs-E-Mail von StatsVideo erhalten.
Sie müssen auf einen Link in der E-Mail klicken, um Ihr kostenloses Abonnement zu beginnen.
Keine E-Mail erhalten? Kontrolliere deinen Spam ordner.