EnglishThis is the official youtube channel of the Islamic website www.gaaldiid.com. Overall this is an Islamic educational channel for the Somali communities all over the world.Af-soomaaliWaa Channelka Rasmiga ah ee Bogga Islaamiga ah www.gaaldiid.com. Waxaad kala soconaysaan Chanelkan Muuqaalo Diini iyo Wacyi galin ah kuwaas oo iskugu jira Bushaaro iyo Digniin. Ka daawo Channelkan Siirada Nabigeena Muxamed (N.N.K.H), Taariikhda Saxaabada iyo Taariikhda Haweenka ugu khayrka badnaa Dumarka Caalamaiinta. Sidoo kale waxaan meesha ka maqnay Ducooyinka, hadith iyo sunna. wixii faahfaahin ah booqo Boggeena www.gaaldiid.com
Anda akan menerima email aktivasi dari StatsVideo dalam 3-5 menit dari sekarang.
Anda harus mengklik link pada email tersebut untuk memulai langganan gratis Anda.
Anda tidak menerima email? Periksa folder SPAM Anda.